VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sad iyo calaf - Lyrics

Subaxdoo daruuruhu Sinta ay isasaareen Qoraxduna lasiman Tahoo saxan saxo Udgoon loo x2 Dhirta caleemo saafto Ubuxuna dulsuran yahay Ee sanku neefluhuna Farxad hurdada kaga Sara kacayeey x2 Sidoodaad jaleecada Qalbigayga suran too Jacayl iigu kaasimay Kaaga socday aadmiga Adigiyo sad iyo calaf inta Aan sugaayee saadaal-- Inaayee x2 Hadaad saaka iitimid Ubax kugu salaamayee Salaamayee sow sidaan Jeclaa iyo saygaygii Maad noqon maad tihid X2 Wiil yahow sideedaba Nafta kuu sad burisoo Surimada dhexdeena Ah soodhaafyay xaalkii X2 Suuree wanagoo anig- Una sidaan rabayeey Igu soor dhankaagoo Ha igu sahashan caa-- Shaqa x2 Sidoodaad jaleecada Qalbigayga suran too Jacayl iigu kaasimay Kaaga socday aadmiga Adigiyo sad iyo calaf inta Aan sugaayee saadaal-- Inaayee x2 Hadaad saaka iitimid Ubax kugu salaamaye Salaamayee sow sidaan Jeclaa iyo saygaygii Maad noqon maad tihid X2
Queue is empty
-- / --