VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Salalay - Lyrics

Salalayee naftaydii Sahwiyoo dhawaaqoo Kaa seexan waayoo Samir igu yaraayee 2x Adiguna sugaaloow Ha i saluugin anigee Ha i saluu ha i saluugin anigee 2x Kala samadaye qaataa Sidaan sugayey ee Sidaan sugayey ee 2x Goormaa sabarka igu qaban Ii salaaxin gaadada Goormaa sabarka igu qaban Ii salaaxin gaadada Sidan sidan sidan sidan Sidaan rabana kaa helinee 2x Safar weeye noloshuye Kaamana samraayee Sanadkan is baraniyo Weli waan ku sugayaa 2x Adiguna sugaaloow Ha i sahashan anigee Ha i sahashan ha i sahashan Ha i sahashan anigee 2x Kaalay saadan ii qaad Saygaan jeclaayoow Saygaan jeclaayoow 2x Goormaa sabarka igu qaban Ii salaaxin gaadada Goormaa sabarka igu qaban Ii salaaxin gaadada Sidan sidan sidan sidan Sidaan rabana kaa helinee 2x
Queue is empty
-- / --