VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Samir - Lyrics

samir iyo sasabaad waan daaloo sida siliciyo saxariir weeyee sidaad doonto iska suubsoo suurad badanoow waan sii soccdee sanayaal badanbaan ku sugayoo raga dartaa uga soomay adiguna sadex iyo san taagiyo sun naloo qasaad igu suurtay sirtii caashaqaad garan waaydoo samir lahaw waan sii socday sida sida sida sida sida sida sidaad mooday ma ahi sadex iyo sixiroolebaa na suuxshoo mid anila siman somaal kama dhalan taladaan suurnaan sala siibtoo sarbeeb sokeeye sahalsade ogow qalbigaan ku siiyaad sii daysoo sabanada dunidaa soo laabtee
Queue is empty
-- / --