VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sidaan ahay maraan - Lyrics

Sidaan ahay maraan Ama ruux la maray Maalin iyo habeen Muusanabaayee 2x Mudan ii dhalaa Iga maanacee Mudan ii dhalaa Iga maanacee Mar hadii aan heli waayay Ma naftaydaan midi galiyaa Ma aduunkaan ka maqnaadaa Macne iima leh ag jooguye 2x Ma habiyaanoo jacaylkuu ii malmalay Markii aan kor tageey Murtida aan ku idhi 2x Midh layaab leh iyo Miyaan kala kulmee Midh layaab leh iyo Miyaan kala kulmee Mar hadii aan heli waayay Ma naftaydaan midi galiyaa Ma aduunkaan ka maqnaadaa Macne iima leh ag jooguye 2x
Queue is empty
-- / --