VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wadnaheyga - Lyrics

Wadnahayga inanyohoow Irbadaan shaqeynee Waana adi daraadaa Markii aan ku eegaa Uumi iga baxaayoo Beerka ka ololaa 2x Albaabada dareenkiyo Unugyadaan shaqaynayn Albaabada dareenkiyo Unugyadaan shaqaynayn Sidii ruux abaydina Waan adkaysan waayaa 2x Waligiiba aadmigu Itixaan ma waayo Waa wax lagu abuuree Niyada ma maaxa leh Ha wada qarweyso Aamusaan ka waayee 2x Nafta waxa adeegsada Araga iyo maqalkee Nafta waxa adeegsada Araga iyo maqalkee Eebadii jacaylkaan La adkaysan waayee 2x
Queue is empty
-- / --