Heesta Wayrax - Lyrics
Sida la igu weynyahay
Jacayl iigu weynaa
Wadnahayga inaan jii
Waayadan dhex jiifsaday
Wiil aan kugu doorsado
Kaba waayay dunidee
2x
Ha ka weecan wacadkii
Farxad aan ku waarnee
Ha ka weecan wacadkii
Farxad aan ku waarnee
Dabcigaaga wacanbaa
I weydaartay jacayloo
Waaxyaha jidhkoo idil
Adaa waraabinaayee
Kii aan ka weheshaday
Walbahaarka dunidoo
2x
Ha ka weecan wacadkii
Farxad aan ku waarnee
Ha ka weecan wacadkii
Farxad aan ku waarnee