Heesta Wehel - Lyrics
Laydhii jacaylkaa
Wadnahayga lulaysoo
Lahashada naftayduna
Wehee wehee laama doodee
2x
Inaad igu lamaantaa
Ladanoow wacnaydee
Inaad igu lamaantaa
Ladanoow wacnaydee
Ha ii liidin ha ii liidin
Ha ii liidin qeyrkay
Ha ii liidin ha ii liidin
Ha ii liidin qeyrkay
2x
Waxaan laamadoodaa
Qosol lagac ka siiyaa
Naftan kugu lamaan
Markaad nolol wadaagtaan
2x
Laydhii jacaylkaa
Laantayda qaadoo
Wadnahaygu lagudiyo
Lurka lurka igama daayeen
2x
Dalxiis inaan lugaynaa
La ooyaaminaayee
Dalxiis inaan lugaynaa
La ooyaaminaayee
Ha igu laadin ha igu laadin
Ha igu laagin caashaqa
Ha igu laadin ha igu laadin
Ha igu laagin caashaqa
2x
Waxaan laamadoodaa
Qosol lagac ka siiyaa
Naftan kugu lamaan
Markaad nolol wadaagtaan
2x