Feysal hanad

Xiisaha galgacaylka
xisaabi hadaan is dhaho
siduu u xanibay qallbiga
xujo weeyaan xalkeeda la
gaari karin.

Ha xasale xaqiisa ma oofina
Ha xasilee xuskiisana ma u dhigna
Ha xasailee xubiga ma siyaarana

Fartuun Birimo

Maantiyo xalayto xiskeeyga
jaceyka dagay ayaan xibin
xibin jikreeyga waxa gaaro
xanuunka dareemayaa

Ha xasali dalxiis xamar ma u tagnaa
ha xasilee ha xasilee xariir goday iiga dalab
ha xasilee xabadka ma isku qaadanaa

Heleeleey heleeleeleey

Xiriirka jaceylka
xageena wuxuu kayahay
midaan u xanaaneeyo
xushmad midan xero
uga dhignaa xushamad wacan.

Ha xasale xaqiisa ma oofina
Ha xasilee xuskiisana ma u dhigna
Ha xasailee xubiga ma siyaarana

xubiga labadeena marku
xidideystayoo
xagaaga ka tiirisaa
xasadkeenu xinkii naga
joojiyeen xasadkeenu

Ha xasali dalxiis xamar ma u tagnaa
ha xasilee ha xasilee xariir goday iiga dalab
ha xasilee xabadka ma isku qaadanaa

Exit mobile version