VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Beelow - Lyrics

xaawalayda oo idil xeerkii ahaan jiray beenbaa lagu xareey a xidigiisa baa dhacay xushmo iyo xaqdhawriyo xaqiiqdoo la sheegaa xidiida u aasoo guur lagu xasilayaa xila gube inaa tahay xaas hore lahaan jiray xogtaad qarisaybaan helay xamdi mahadi iilaahay illaah iga kaa xoreyee xaas iiga kaa dhigin beenloow xiisihii horeeetaba wayl furatay xadhigii xiin faniin sidaa tahay xawli baa ku socotee markaan kaa xijaabtoo xuduud kuu sameeyaa xawaarihii yaraysoo nafta xakamaysee xila gube inaa tahay xaas hore lahaan jiray xogtaad qarisaybaan helay adigaa beenloow xamdi mahadi iilaahii iga kaa xoreyee xaas iiga kaa dhigin beenloow rga qaar i xoodoo xaragiyo xashaash badan xoolaha ku faanoo aan xil qaadin baa jira markii aad xurmaysoo xariir aad u gogoshaa xanaan kuu dhigaanoo xusulada ku gooyaan xila gube inaa tahay xaas hore lahaan jiray xogtaad qarisaybaan helay xamdi mahadi iilaahay illaah iga kaa xoreyee xaas iiga kaa dhigin beenloow
Queue is empty
-- / --