Sidii labiga dhaadheer
Ayaan dabayluhu
Sidoodaan labi dhamaayoo
Leexadu i qaadee leexadu i qaadee
Leexadu i qaadee leexadu i qaadee

Soo lixaadso ladanoow
Hana liicin ladanoow
Kaalay laabta igu qabo
Ladanoow
Kaalay laabta igu qabo
Ladanoow

Laqanyaa i haysoo
Isma loodin karayee
Lugmaa qaasi karayee
Waad igu lamaantee
Waad igu lamaantee
Waad igu lamaantee
Waad igu lamaantee

Soo lixaadso ladanoow
Hana liicin ladanoow
Kaalay laabta igu qabo
Ladanoow
Kaalay laabta igu qabo
Ladanoow

Exit mobile version