jacaylkeenii inanyohow fiicnaaye
ku fogaaday laatii xididada ku faalalay
furahiisii xoortayee
fahmina wayday noloshaoo naf ku fiirsanayso
u falnaatay awgaa yaad furdaamin waydee

fakarayoo oo la faqay naftaydee
meela badan ka fiirshoo furitaanba doorbiday

anigoo fariidoo kugu filan farsamooyin ba anoo
aanan kaa filaynaad ku fidaysay reerkii
falaagowday adigoo fajacoo la yaaboo
fududaatay waa hore ana kaa fogaadaye

Exit mobile version