In kastoo qaxii ina kala quboo
In kastoo qaxii ina kala quboo
Qofba meel ku nool yahay
Qofba meel ku nool yahay

Kama quusan wali
Xubiguna ku jecel
Kama quusan wali
Xubiguna ku jecel
Ila qabo jacayl
Igu qabo wanaaag
Ila qabo jacayl
Igu qabo wanaaag

Igu qayay jacaylkii
Igu qubay sidii roob
Igu qayay jacaylkii
Igu qubay sidii roob
Ila qabo iga qabo
Ila qabo iga qabo
Ila qabo ila qabo jacayl
Ila qabo wanaag

In kastoo qudubaa
Quudkii nacdoo
In kastoo qudubaa
Quudkii nacdoo
Qofna lama hadlee
Qofna lama hadlee

Qaaliyoow kalgacal
Qorshe weeya oo
Qaaliyoow kalgacal
Qorshe weeya oo
Qalbigu raboo
Mana qarin karayee
Maan kuu qabsado ee
Maan kuu qabsado ee

Igu qayay jacaylkii
Igu qubay sidii roob
Igu qayay jacaylkii
Igu qubay sidii roob
Ila qabo iga qabo
Ila qabo iga qabo
Ila qabo ila qabo jacayl
Ila qabo wanaag

Exit mobile version