VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta iikaalay Ft Ahmed Yare - Lyrics

Abshir yaan idhaahdaa Ilwaad aan tidhaahdii Adba waad ogsoontahay Inaan kuu il daranahee Oo ayaantii aynu kulanaa Ale mahad u celiyaa Oo aroobidii kalgacalkaan Aniguba asqoobayaa Call badanidaayee Naftaa ku ogolaatayee Ayaan badanidaayee Aabihii naftaydoow Ii kaalay adigaa Ii kaalay adigaa Kaltuun kaalay adigaa Axmed kaalay adigaa Aduunyada dhamaan iyo Ifka kuugu jecelee Ifka kuugu jecelee Ii kaalay adigaa Ii kaalay adigaa Macaan kaalay adigaa Ii kaalay adigaa Aduunyada dhamaan iyo Ragba kaa astaystee Ragba kaa astaystee Ahlan ooridaydaay Adna aqal galkeenii Arxan iyo sokeeyo Ehel kii naftaydoow Hoo arwaaxdii kalgacliyo Ubax kugu hagoogee Hoo ujadadeenu waa nolol Ubad Iyo barwaaqee Iftiin badanidaayee Guba bariistaayee Ilaahay mahadii weeyaan Arooskeenii weeyaan Ii kaalay adigaa Ii kaalay adigaa Kaltuun kaalay adigaa Axmed kaalay adigaa Aduunyada dhamaan iyo Ifka kuugu jecelee Ifka kuugu jecelee Ii kaalay adigaa Ii kaalay adigaa Macaan kaalay adigaa Ii kaalay adigaa Aduunyada dhamaan iyo Ragba kaa astaystee Ragba kaa astaystee
Queue is empty
-- / --