Adkeysan waayoo
ayaan ma seexdoo
aduun dhibkiisa
ani ley dhameeyee

Naftu key u oontay
arkina waayo
i tusi weeydooy
alla maad ogaatid
ololka iga baxaaya

Maxaa i ag geeye
ilmadan caashaa
Inaan wali obraar ahay
alwada ha i ogeysiin

Asqoobayoo aayoo
itaal dareeyoo
anfaca ka dhaartoo
orodkaan is xaabshaa

Jaceyl oodihilohoo
igu abuuroo
i tusi weydoo
alla maad ogaatid
ololka iga baxayaa

Maxaa i ag geeye
ilmadan caashaa
Inaan wali obraar ahay
alwada ha i ogeysiin

Exit mobile version