VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qalbi - Lyrics

inkastoo qaxii ina kala quboo qofba meel ku noolyay kaama quusan wali qalbiguna ku jecel ila qabo jacayl igu qabo wanaag igu qayay jacaylkii igu qubay sidii roob ila qabo jacayl igu qabo wanaag inkastoo qudhuba quudkii nacdoo qofna lama hadlee qaliyow kalgacal qorshe weeye oo qalbiguu dagoo mana qarin karayoo maankuu qabsadee
Queue is empty
-- / --