naf sugaal baxnaaniyo
ku nool samir cadaysay
salawga maal meediyoo
nafay sahay ka laalantoo
soo qabo isleeyahay
kuu samri wayday naftan
kaa samri wayday
sawtaad igu abuurtiyo
cishqi suran laxaadkiyo
naf safaad kalgacalkiyo
ku nool silic saamaystay
sawirkaa huumaagiyoo
ruuxay sidatay caashaqa
soo helislay ahayd

Exit mobile version