VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ceesh aan wadaagno - Lyrics

Siduu cashaqaagii Cindigayga ugu dhacay Cawadii ma seexdo Hirdadu waa igu carartoo Cuntadiina iga gowsee Ceesh aan wadaagno Aynu wada cawaynee Calaf ha isku keen simo Sidaad ii cajabisee Cashar aad igu marisay Caqligay qashkaygii Wax uunba i leh cararoo Cirka ila aade Ceesh aan wadaagno Aynu wada cawaynee Calaf ha isku keen simo
Queue is empty
-- / --