VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dheel dheel - Lyrics

sida dhibicda roobkiyo dhool bari kamuuqdaad yaad dhugasho wacantahay dhabtii garashadaadiyo hadalkaaga dhiiranee ma wax loo dhigaa jira dheel dheel ha moodine dhamaan waaxyahaygiyo xididada dhex qaadoo waad igu dhamaatee dhulka oo barwaaqiyo dhirtoo ubax kuladhanyahay yaad iia dhigan tohoo dhagahayga maqalkiyo dhaayahayga aragtid dhabay ku jeclaadeen
Queue is empty
-- / --