garashiyo aqoon garaadka waa galad eebe kusiiyee cidna kaa ganbin maysee
geedkii hadh lahaa garta lagu gooyaa oo go'aan lagu gaaraa

geesigii aan gaclodayow guurkiis ugarees xirtaa gooni makaa dhigee garabkaga madhaafee

galabtiin kulanaa geesiyow gamuuntii cishqigaaga gibilkayga gaartayee hada aan gar waaq sadee maganba haayiyee garabkayga ad waayee

geesigii aan gaclodayow guurkiis ugarees xirtaa gooni makaa dhigee garabkaga madhaafee

Exit mobile version