VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hiil - Lyrics

olol iyo dhibaan galay naftu waxay ilawda a markii iiilka lay dhigo ama aan aroosiyo aqal kula wadaagee ruuxii indhaha laa aragiisiii aad tahay usha looma daayee waa loo adkeeyaa adna ubax la moodyoow eelkii horaan galay waa inaad ilawdaa allahay ka yaabtaa aadanaha dhamaantii qof waliba ujeedadii ayuu eeganayaa anigana asaageey adaann kaa abaaree uurkaan ka oooyaa adaan kuu ilmeeyaa aragaada kaliyaan iimaansanaayaa adna ubax la moodyoow eelkii horaan galay waa inaad ilawdaa allahay ka yaabtaa
Queue is empty
-- / --