VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z


Somaliland – Waving flag cover Lyrics

JAMUURIYAD SUGAN SOMALILANOO
CIIDANKAA SUGAN SARAAKISHOOD WATA
XEEBTA SUGAYOO XAADKA SAXAYAA
SOMALILANBAY KU NOOLYIHIINO
ICTIRAAF SUGAN WAXAN SUGNAABA
WAKAA SOO WIDH WIDHAYOO
MUUSIYO SAYLICIBAA U GUNTADAY
SINAAN QARANOO GUUL IYO
MIDNIMO SUGANBAAN KU SEEXANAY
SANADA BADANOO ALLAAH SUGAY
SOMALILANOO CALAN SUGANBAAN
KU DOOGSANAYNAA KU DIIRSANAYNA
QARAN WALALO DIINTU MIDAYSAY
SULDAANO WACAN IYO SHACAB
IS KAASHADAY SOMALILANBAY
KU NOOL YIIINO MALAB SUGANBAAN
MACAANSANAYNAA
SAYMA DOOGLIYO WAA DHUL SAAFIYA
DAD SAMAAN BADAN OO ISA SAAMAXA
SAATIRKAA DHIGAY ISMA SEEGTADA
ISKU SAMIRTADA SOOMALILANBAY
KU NOOLYIHIINO


Lyrics by: xareed
loading..
-- / --