VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Daauus - Lyrics

daa'uusyow aroortii adaa doogsanaayoo meel fog dabnaha dhigay dhirtu dihin madaw tahay adaa daawanaayoo kaligaa dakeeyee inta haada duushiyo shinbiraha la daristee caashaq igu daleelsaday warqadaan ku daabacay doodeedan iga qaad deeqa waxaad tidhaahdaa wiilkii dayowyoo ma xasuusto dunidee waa adi daraadaa dakharkiisa caashaqa waxa aan ula doogtee maruun soo calool dabac daa'uusyahaw aroortii deeqdii ILAAHAY adaa daawanaayoo cidi daarad kugu hayn meeshii ildoofi adigaa u dooxdee meeshii ildoofi adigaa u dooxdee waxkastoon waxkastoo laguu diro deeqsiiya hadalkee caashaq igu daleedsaday warqadaan ku daabacay doodeedan iga qaad deeqa waxaad tidhaahdaa wiilkii dayawyoo ma xasuusto dunidee waa adi daraadaa dakharkiisa caashaqa waxaan ula doogtee maruun soo calol dabac
Queue is empty
-- / --