heleelooy helelooy heleelooy heloo

hiraan ii dhawayn ma halabsado eey
heleelooy helelooy heleelooy heloo
hiraan ii dhawayn ma halabsado eey

qaraamka inay ku qiirootooy
waa waaa oo waa
aan qaado qasiidadeediiyee

hadii tol layahay ha la isu tagooy
waa waa oo waa
yartii tagtay taar ha loo diro eey

Exit mobile version