VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ismoodsiis - Lyrics

inanyahay maraan tagay miigoo barwaaqo ah oo maali jiray ramad dhalinyaro is maqashoo midhka dhexe ciyaar guda oo aan u madax ahay markay tumid dhugtiinii maaday ahayd xalay murta taan la soo maray mise waa ismoodsiis oo malahu waa been masalada u jeedadu inanyahay mirtii xalay markuu laba u qaybsamay mugdigii habeenimo meeshii aan jiibsaday markaan laaman doodsaday maayadi I qaadee maaduu ahaa xalay ruuxaanu muranee u macneeyay caashaqa mise waa ismoodsiis oo malahu waa been masalada u jeedadu
Queue is empty
-- / --