VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Soo leef hawada - Lyrics

laqanyada jacaylkiyo lurka caashaq kululaa ruuxaad u lahaadayoo kugulaaday ba anaa waxan hadalba ii ladin sida la iigu kaa ladhay hadii aad lix goor noqoo labiyo toban naftan libiqsanaysee labanaysa yaysiin ladanoow miyaan la aantaa anigu ladayaa hurdada laan daaqa geeluba labigii jarka u dhaw intuu laac isleeyahay sow looli kama dhaco waxaan looba wada hadal adiga is lug gooyee ana laabtaa kaa jaray maad noqotid looxaa ama labanka daaraha inaan laaxi kaa dhimo lunsaneey adaa lalalee liyada soo leex hawada lab haween ku taagsaday ku laxaadso dumar yidhi lagdayoo ku jiifoo ka libdoonay ba anaa waxa looba iil galin libicsiga aan kuu qabo hadii aad lix goor noqo itidhaa laba iyo toban inanyahay lug iyo faras lalabaha colaadeed lib haday ku diriraan sow lool ma gawraco ana libinka caashaqu markuu igu laxaadsaday oonad iga lib haysoo ii liici waydee maa luxudka lagu dhigo inaan kuugu liicsamo
Queue is empty
-- / --