VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Walee xalay cover - Lyrics

Walee xalay xogtaan helay xam xamta iyo sheekada waxaan xiiso kuu qabay ku xaraamay jiifkii xajin waayey gogoshii markaan soo xasuustaba sidaad ii xumaysee xaakim waa ilaahay xagiisaan xigsanayaa adna goysay xadhigii ileen dumar xis malahee ilaa xaawo idinkaa xaasid noo ahaayo noo bixiyey xagashee xaqa lama afduubee xagaad u xaglanaysee aad u xeebanaysaa armuu kugu xumaadaa xaakin waa ilaahay xagiisaan xigsanayaa adna goysay xadhigii ileen dumar xis malahee
Queue is empty
-- / --