VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhugasho - Lyrics

siday dhibicda roobkuba dhulka ay u qoysee dhirtu ugu baxdaabaad dhiigayga raacdee dhimirkaygu adiguu kugu dhololaayoo mar quroo ku dheehdoo malab iiga dhiganoo ishu kaama dharagtee dhugashada xagaagay dhaayuhu jiraanee ii dhega nugloowo marna hayga dheeraan sidii ubad aan dhalayba dhinacyada wadnaha iyo dhabta kuugu dhigayoo halis kaaga dhawraa ma ogtahay dhamaysey dhankaad iga jirtaabaa wali dhuganayaayoo intaa kaa dhursugayabaa qayrkay i dhaafeen dhugashada xagaagay dhaayuhu jiraanee ii dhega nugloowo marna hayga dheeraan
Queue is empty
-- / --