logo Masuul Top 100 songs lyrics chart Contact


A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Adigaa i dhalan rogay mp3 ahaan

Sawirka Farxaan Xidig

Farxaan Xidig

Fikradaada ka dhiibo heestan

Adigaa i dhalan rogay lyrics

Markaan dhabanadaadiyoo
Dhexda madagta moodiyo
Midabkaaga dheehdaa
Ku dheeygagaayoo
Lyrics by Masuul.com

Sidaa tahay dhir ubaxliyo
Dhool bari kasoo kacay
Indhihii ku dheehdaa
Wanaag dhaxal u yeeshee

Ha igu dhaafin howlaha
Adigaa igu dhaliyee

Adigaa i dhalan rogay
Dhamaanteed naftaydana
Haddaan dhunban karaayoo
Waan ku dhiibi lahaayee

Sidaa la is dhaarsaday
Dhaqan ka walaaleed
Guri u dhaxaayoo
Dhageey jalaqda maqalee

Ha igu dhaafin howlaha
Adigaaa igu dhaliyeee
Xamuudka Love Zamiinnaa

heesta ma shaqeeneeso fadlan nala socodsiiy
-- / --