oogada jirkaagee adimada talaabada aayar toosan gaadhaa waxad tahay mid eebuhu u idleeyay quruxdee

waan kuu rafaadoo aduun yada intaan jiray

waxaan kugu adkeeya ifka laguma sheegine

waxaan anigu raba iyo ula jeedadeenuna arooskeena weeyee

waa inaad adkaysaa aqal keenan maanta ah

inan yahay sindadabkiyo timaha isku saydhiyo wajigaa iftiimaa

indhahaagu eegmada jaceel igu abuurmee

waan kuu ilmeeyaa sida ubad arooryaad hooyadii uu doontoo ka adkaysan waayee

waxaan anigu raba iyo ula jeedadeenuna arooskeena weeyee

waa inaad adkaysaa aqal keenan maanta ah

Exit mobile version