VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nabaad - Lyrics

Nabadeey waxaa qaba Ninka adiga oo nool nimco kula wadaagee Necbiyeey abaareey Doogii nugaal iyo Naqa jeceliyaayeey Naruuroow hadhka aan ku nastee Yaa yaa yaa yaa nuural cayni Yaa nuural cayn Siduu nabarku igu yahay Nabsiyoow waxaa jira Niyadii ku jeceliyo Nacab baratamaayee Anba nudub daweeyee Nudiga iyo jiidhkiyo Nabdigaa ma goynine Wada nuugta jacayl noqonee Yaa yaa yaa yaa Nuural cayni Yaa nuural Cayn Siduu nabarku igu yahay
Queue is empty
-- / --