Heesta Sahan - Lyrics
nafuu jaceel saayadoo seeran salashoo hurdada aan seexan
afka cuno aan saarinoo sooman sababtaa aad leedahoo saafan
garabna kaa sugi inaad siiso sadriga maad galin laheed suuban mise socaad oran lahayd saacan
sahwi nafaad galisayoo suulsan ku suntatoo adiga kuu seemaan
dumarna kaa soocatoo seegan suntii jaceel leeftayoo saaqan
garabna kaa sugi inaad siiso sadriga maad galin laheed suuban mise socaad oran lahayd saacan