VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Karaamada - Lyrics

walee kalgacayl ma tiro anoo kobcin kara xubiga kalsooni walee ma dilo karaamada ruux i jecel korbaan u sidaa anigu kol qudha ruuxii i taba kadeed aniguna ma bado kal iyo laab ruux qalbiga si kaamila iigu qoray kashayduu leeyahee kurbiyo hawl uma ogoli jacaylkaan soo kobciyay markuu yahay kaalin qaad walee walee kolna ugama guuro keenada sahal ugama buubo axdiga kidis kuma ilaawo kibirku ruuxaan calmaday sinaba iigama kaxeeyo kibirku ruuxaan ala ruuxaan calmaday sinaba iigama kaxeeyo walee weedh laga kiciyo kalaam xumi igama yeedho kaftanka ruux kuma canaado naftaydaan karah aqoon kurbana ruux lama jecliba intaan kool koolin karo ayaan kolba meel ku sidi qofaan i karaamo dilin haduu kaafiyo qudhana qalbigaan kayd uga dhigoo kurbiyo hawl uma ogoli jacaylkaan soo kobciyay markuu yahay kaalin qaad walee walee kolna ugama guuro keenada sahal ugama buubo axdiga kidis kuma ilaawo kibirku ruuxaan calmaday sinaba iigama kaxeeyo kibirku ruuxaan ala ruuxaan calmaday sinaba iigama kaxeeyo
Queue is empty
-- / --