VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ku xasilay - Lyrics

Xuliyo asalkii gobeedeey Xalaal iyo xuural cayneey Xurmiyo qof wada xariira Xidigtii dumarkeen jeclaadaay 2× Xidhiidhkiyo barashadeena Anaa ku xamdiyo lib weeyi Adaan ku xasilay agtaada I baray caashaqa xayaati I baray caashaqa xayaati 2× Ma lado xiligaan codkaaga Xabiibi Maqli waayo goorma Xogtiyo aragaaga muuqo Xalkii noloshayda weeyi Xogtiyo aragaaga muuqo Xalkii noloshayda weeyi 2× Adaan kugu xeeray Maanka Hugaan xidhayoo mutaystay Xaqiiq waxaa tahay dhankayga Qofkaan rabayeen u xiisaay 2× Xilkasiyo garasho dheereey Xubigaad beertayba magooley Cidlada xiiso aan dhamaan Oo dhanana Xabiibi xoorka Oo dhanana Xabiibi xoorka 2× Ma lado xiligaan codkaaga Xabiibi Maqli waayo goorma Xogtiyo aragaaga muuqo Xalkii noloshayda weeyi Xogtiyo aragaaga muuqo Xalkii noloshayda weeyi 2×
Queue is empty
-- / --