VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naruuro - Lyrics

Naftaa kaa raaliyoo naruuraad iitahee Noqonaye Mataanihii nabad wada wadaagee Naxligiyo xumaantii Iyo nacab ku faraxii Nagu fooganaa baa Nayruuskiisii uu dhacay Nasteexadii dareenkaay Nolol wacan nasiibkeen Nasteexooy igu laciin Nidarkoon adkaynaa Nabdigeen ahaadee Naga eeg ilayskii Nacabkeenu shidi jiray Noqnoqodka waanada Nafis lagu ilaashaa Nimco eebe weeyee Ku naaloonay qoys wacan Nugul igu hagoognaa Noloshayda awgeed Nahdiisa xoorka le Naxdin li'i ku laacnee Naqa iyo barwaaqada nuurkiyo iftiinka le Nabar taan sugaayaay
Queue is empty
-- / --