VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Surmi - Lyrics

mudaba arinbaa iga siya surmiyo oonbaan qabaa sirtaydiibaa baryahan samada lagu maalayaa waxbaad yar saluugsantee si fiican wax iigu sheeg hadii kale yaan sinaba sheekada laynaga saarin malaha waa lagu sitaa suldaarada ha iga lumin seefiyo ila gaadh warmaha aaminaay seexoo ha kicin aduunku markuu sama saadaadshuna ii wacnayd adigoon cidna ila simayn waataad boga igu sidaye safkii ku xidhnaa wadnaha suleekhaay maxaa xanibay taladaan wada saxniyo maxaa samirkii ku dhacay malaha waa lagu sitaa suldaarada ha iga lumin seefiyo ila gaadh warmaha aaminaay seexoo ha kicin
Queue is empty
-- / --