VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Walaalnimo igu dhiib - Lyrics

dadkaan isweynaba jawiga wada qaadana wakhtaan u huraa warkooda dartaa u dhigay wadaadban ahay hadeer dadkaana ka waaniya walaaca jacaylka iyo wadnaha sida looga jabo waxaan i badiyo dhibkii waxa i bartaa ka weyn ubaxana ii wadana walaalnimo iigu dhiib hadaan wadadii ku dhacay noloshii iga waalatiyo waxaan ku qoslaa markaan hurdada iska waayi jiray dadkana kama waynidoo sawirka wajigaaga iyo weedhada inaan maqlaa qalbiga ma wareeriyan waxaan i badiyo dhibkii waxa i bartaa ka weyn ubaxana ii wadana walaalnimo iigu dhiib
Queue is empty
-- / --