Heesta Khatumo - Lyrics
maamuskii calankeenii
xormnimadii miiganayd
midnimadii labada gobol
dadaal baa loo maroo
naftoodii ragii u malgalay
murqaan wayne iyo taleex
nugaal baa laga malmalay
hobeeya hoobeeya hoobeeyay
markhaatina waad ka tahaye
hadna waakaa muhbaxaye
ha mooganaanine la soco eey
khaamtumo waa maamulkiiye
soomaali midayn lahaayee
ha moogaanine la soco
maqaawir lagu hurdiyo
halyay miidaan galoo
bulshada maamuli yaqaan
rabaa ku manaystaye
dadkaa kala maagaybaa
miidaankii nabada iyo
midnimo ugu baaqayaan
hobeeya hoobeeya hoobeeyay
markhaatina waad ka tahaye
hadna waakaa muhbaxaye
ha mooganaanine la soco eey
khaamtumo waa maamulkiiye
soomaali midayn lahaayee
ha moogaanine la soco