VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waa ii bishaaro - Lyrics

laba DAAIMKOOD isu doonayoow daw xalaaliyo dhaqan diin islaam u daliishadeen isu doortayoow aroos daahyo wayn loo daaleeyayoo loo dabaal dagow guurkiin xaawiyo dookhii aadan noqoy reer wuxuu dagaa lagu daadahshaa aad ku doojisaa dulqaadiyo kalgacal daaran iblays inta dumisa qoys dibin daabyadooda dayr amaan ahooo la duqayin gala dul macaane laba isku duubanoo maal dareeriyo ubad daadaxiyo diintana wax tara DAA'IM idinka beer
Queue is empty
-- / --