VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Deeqa luula - Lyrics

Deeqa quruxsaneey Soo diyaar garoow Aan ku daawadee Soo diyaar garoow Daacad wiilkiyoow Soo diyaar garoow Aan ku daawadee Soo diyaar garoow 2x Deeqa luula dumar oo dhan Taan ka doortay deeqa luula Deeqa luula ubadkeena Daadahaysay deeqa luula Deeqa luula shidan dayax U iftiimey deeqa luula Deeqa luulay dabciga Kugu raacey deeqa luula Deeqa quruxsaneey Daawadaydiyeey Inaan dadab galnaa ma u tahay diyaar Daacad wiilkiyow dawadaydiyoow Ma diidayee waan u ahay diyaar 2x Ma u tahay diyaar ma u tahay diyaar Daacad wiilkiyow waan u ahay diyaar Deeqa quruxsaneey ma u tahay diyaar Daacad wiilkiyow waan u ahay diyaar Deeqa quruxsaneey ma u tahay diyaar Deeqa quruxsaneey Soo diyaar garoow Aan ku daawadee Soo diyaar garoow Daacad wiilkiyoow Soo diyaar garoow Aan ku daawadee Soo diyaar garoow 2x Deeqa luula dumar oo dhan Taan ka doortay deeqa luula Deeqa luula ubadkeena Daadahaysay deeqa luula Deeqa luula shidan dayax U iftiimey deeqa luula Deeqa luulay dabciga Kugu raacey deeqa luula Deeqa quruxsaneey Daawadaydiyeey Inaan dadab galnaa ma u tahay diyaar Daacad wiilkiyow dawadaydiyoow Ma diidayee waan u ahay diyaar 2x Ma u tahay diyaar ma u tahay diyaar Daacad wiilkiyow waan u ahay diyaar Deeqa quruxsaneey ma u tahay diyaar Daacad wiilkiyow waan u ahay diyaar Deeqa quruxsaneey ma u tahay diyaar
Queue is empty
-- / --