VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ciida ciida - Lyrics

Cawadiis calaf iyo Cuntada ka go'ee Cabsida eebahay U cuni waayee X2 Caruur iyo ciroole Ciida ciida ciida Ciida ciida ciida Ciyaara oo ciyaara X2 La wada cawaysima Ciyalka iyo magaladu Caynba ceen weeyee X2 Caruur iyo ciroole Ciida ciida ciida Ciida ciida ciida Ciyaara oo ciyaara X2 Cadaan iyo madow Ceen uu yahay nuriya Caradoo ciyaarta tumo X2 Caruur iyo ciroole Ciida ciida ciida Ciida ciida ciida Ciyaara oo ciyaara X2 Sanadka cusub cafimad Kiisiyo kuna maanta Ceesh cilad lahaynee Caruur iyo ciroole Ciida ciida ciida Ciida ciida ciida Ciyaara oo ciyaara X2
Queue is empty
-- / --