VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dumar - Lyrics

dumar lama cadaadsho laamana caroodoo cidlana laguma tuuroo cod naxariisiyo calool dabacsan baa lagu wadaa marwaa hagseedee ha ciilin marwaa marwadaade ceeblee ha ciilin mar waaa curadaada reerkee ha ciilin aniga caloolyow ha ibadain ciile maruun kor iiqaad dumar lama ciriirshoo lagamana cad goosto cakuye lama xumeeyo caynaana qayrliyo caashaqa waaraa lala galaa mar waaa hagseelee ha ciilic marwaa marwadaa ceeblee ha cilin marwaa curadaada reerkee ha ciilin aniga caloolyow ha ibadin calaala calee \ maruun calankeyga kor uqaad
Queue is empty
-- / --