VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gardaran - Lyrics

inanyahay guracane lagu galeen i guhaadisoo gabadh kale inaan galbiyaan jeclee galabtaba caraw goor daran rarkiyo geedigii daraad wuu i garab karee go'aankaad lahayd ma gumayso iyo guurbuu ahaa waxaad uba garamin gaaribaad ahayd gogol fiicanoo gaa gaabsatiyo waxaad tahay gardaran gabanyahaw hurdaa gahaydiyo adoo geedaha la midayn gacan saarayee intaan cidi ku garan garta ha isu furin haba kala go'dee gadu waa gadaa guurkiyo waqtigan galad kuma qabee gadu waa gadii guurkiyo waqtiga iga soo gadoo gadu waa gadaa guurkiyo GermanY tii kugu gashaba gadu waa gadii guurkiyo waqtiga
Queue is empty
-- / --