VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ifka caashaqa - Lyrics

ma ogtahay inaan aad ku jeclahoo uurkuna ku tabo kuu ololayoo kuu ilamynayee anfacii ka go,ay isa seegnay ehel ha iigu eegino arxan ii lahaw aragaaga wacan ku agmeerayoo ku ilaashadee kaa ahaan karayn allahaygu kaa simo ifka caashaqii kaa oohiyaa amar igu noqdee naftan ooman baa kaa adkaysanayn laba is aamintaa ubad kala heshoo istareexayee aayaheen ka tali aragaaga wacan ku ag meerayoo ku ilaashadee kaa ahayn karayn allahaygu kaa simo
Queue is empty
-- / --