Heesta Marag madoonto - Lyrics
anaa marin habaaboo maankayga eedsaday
cabsi mici galooliyo anigaa masciideed
meeshiisa ugu tagay
waxa marag ma doonta ah anoo maalin
socon kara mugdi inan ka doorbiday
kama maato ruuxii nabsi madaxa saartee
midkii meehanawgiyo murugtiyo dhibta i baday
mawle waa ogsoonyee ana waan
miisaanka hadalkiyo maamuuska garashada
rag inaad mudan tohoo maankayga galiyee
meelba maan jirin ilayn maladu waa been
maaweeloo horaad male kolna lama matali karo