VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Muqdisho - Lyrics

xanxantada jacaylkaa ii xayraaminaysee ma xaqirin gayaankay beena kuma xisaabtamin xushmad iyo kalgacal xilka gudashadiisiyo xuduudii illaah dhigay la xaqdhawrayaa mudan xaashaaya tawfiiq xulkeediyo xaruntii dalkeeniyo muqdishaan u xiisee yaan la iska kay xamaan xulashadaa gayaankaa u xagliyay dhankeedee waa xayir naf kale oo xiska kibirna maan galin xaqa waxaan u leeyahay maxad gudub jacaylbaa xagii uu xubigu jiro ayaan ku xasilayaa
Queue is empty
-- / --