VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Telefoonka iga daa - Lyrics

taaladii kalgacalkiyo tiirkii kalsoonida markaan taagnayoo taaba galinaybaa tagoogaha ka jabiso kuwa tabiya dhiigana tin iyo cidhib adaa jaray markaad tagtaybaan ana kaatashadayoo talo xumo warkaagii tuuree teleefoonka iga daa taxanihii jacaylkiyo ubaxii talaalnaa kolkaad tuurtayoo taada raacataad ana tamasho ciiliyo ana tiiraanyadii hore ka tirtiray quluubtee
Queue is empty
-- / --