VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Towfiiq - Lyrics

xantatadaa jcaylkaa i xayraamineyee ,ma xaqirin gayaankey beena kuma xisaab tamin xushmadiyo kala gacal xilak gudashadiisiyo xuduudii ilaa dhigay la xaqdhowray ayaamahan xaasha iyo towfiiq xilkeedii xaruntii dalkeeniyo muqdishaan uxiisee ileen iska kay xamo xulashadaa gayaankaa uxagliye gayaankee ma xa i nafkala ooo xiskaagiina maan galin xaqa waxn uleeyahay ma xad gudub jaceylbaa xagii uu xibigu jiru ayaan ku xasilayaa xaasha iyo tawfiiq xulkeedii xaruntii dalkeeniyo ileen iska kay xaman
Queue is empty
-- / --