VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xamdi iyo xasan - Lyrics

xamdiyeey waxad tahay xidig soo iftiintoo geedo xanaf lahayn xilkastii haweenkay qurux iyo xariirey adeb suuban baad tahay allow xoog aan liicin allow xurmo aan gaboobin allow ligo aan xumaanin allow qoys kala xishoodaa xasanow walaalow inaan xiise kuu qabo waligaa xusuusnow xushamd iyo asluubtiyo xididi kaaga wacanbaa xaqiiq kugu jeclaade allow xoog aan liicin allow xurmo aan gaboobin allow liibaan aan xumaanin allow qoyskala xishooda xaragadaa hub qaadkiyo mida dhabarka xaabtay indhuhu jeclaadey midabkaaga xamarkiyo timir lagu xideeyaa xubi igu abuuree allow xoog aan liicin allow xurmo aan gaboobin allow liibaan aan xumaanin allow qoyskala xishooda xeeri dhalaashadeenii hidaha oou xambaartaa iga xaday dareenkii xilsankii kismaayiyo xaashaalilaahiye xabiibi gob baad tahay allow xoog aan liicin allow xurmo aan gaboobin allow liibaan aan xumaanin allow qoyskala xishooda
Queue is empty
-- / --