VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jeceel ‘Jacayl’ - Lyrics

Jaceylka Jiraa loo jeesan karaa Aa Jihadiisa la joojin karaa Jano aduunyo inaan galaan JALIILKA katuugay Jamaal badnoowee Jilbahaaga isaar Ah-Ah-h Joog dhowroow Waa kuula jiraa Jawaaabtaada la jalboodayee Jinkaa Kaleeto ma soo helee Inaan ku Jaaliso Jirihaayee Jilabhaaga isaar Ah-Ah-h Yarkii jismigeega ku jiifan lahaa Oo jantayaa tahee iila jalboow Waan jirihaaye jawaabtaadee Minaan ila joogin an waa jirahaaye Jahadaa iga qaadayee Ah-ah-ah Lyrics by Raziina
Queue is empty
-- / --