VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aragaygiyeey - Lyrics

Nuurkii indhaha Udugii qalbiga Araxdii lafaha lam kug ahee Aragaygiyee Adigaan aduun Aadmiga ku nool Ifka kugu jeclahee Aynu aqal dhisnoo/galnoo Aayaha danbana Ubad aan dhalnee Ma rabtaa aroos Cusub iyo ugbaaad Iyo ilo biyo leh Cadceed ii iftiyo Ilayskii naftaay Anfaceeygiyee Inantii asluub Edeb iyo xishood Lagu abaabiyaay Aynu aqal dhisnoo/galnoo Aayaha danbana Ubad aan dhalnee Ma rabtaa aroos
Queue is empty
-- / --